Sannadkii la soo dhaafay ee 2022-dii shirkada Google oo aad wada taqaanaan waxay xayaysiiska ka samaysay 146B (boqol iyo afartan iyo lix bilyan oo doollar).
Sidoo kale shirkada Facebook oo aan wada isticmaalno waxay xayaysiiska ugu badan ay ka samaysay %97 dakhligeeda, 86B (sideetan iyo lix bilyan oo doollar) ayaa ka soo galay lacagta xayaysiiska loo yaqaan. Hadaba xayaysiiskaas oo dhana ayaa waxa uu ku shaqeeyaa qaabka loo yaqaan Digital Marketing amase intrnet-ka gudihiisa, waxaana insha'Allah maqaalkaan ku lafa guri doonaan waxa loo yaqaan Digital Marketing, sidoo kale walaalayaal waxaanu rabnaa inaan qeexno waxa loo baahan yahay inaad barato, ama aad samaysid si'aad fursadaan uga faa'idaysatid, iyo sidoo kale baahida wayn ee ay ganacsiyadeenu u qabaan.
Dijital Marketing-ku Waa nooc kamoda suuqgaynta waxa loo yaqaan, kaas oo lagu sameeyo internet-ka gudihiisa, sidoo kale xayaysiiskan onlin-ka ahi waxa uu ka duwanyahay noocii hore ee traditional Marketin-ka ahaa amase noocii waayadii hore wax loo xayaysiin jiray, sida jaraa'idada, boorarka gidaarada lagu dhajin jiray, iyo idaacadaha. Intaas maraka laga yimaado suuqaan dhowr nooc buu u kala baxaa qaybta koowaad waa
1: Search engine oo ah meelaha wax laga baaro, sida Google, Youtube, ama Facebook, waxaa kalaa kamida
2: Social media marketing
Social marketing waa inaad meelaha dadku ku kulanto sida Instgram, linkdln, iyo website-yada oo qofku intuu website ganacsigiisa u samaysto oo uu soo galiyo waxa loo yaqaano content creation oo uu ku daabaco xogag kala duwan xogahaas oo hadhow laga helaayo waxa loo yaqaano SEO ( search ingine optimation ) oo loo diyaariyo qofka markaas badeecada raadinaya inuu xogtaa uu ka helo internet-ka.
3: Email marketing
Email marketing waxa weeye inaad haysatid boqolaal email oo kala duwan oo ah dadka macaamiishaada ah, oo aad ugu bandhigtid waxyaalaha aad badeecadaha soo kordisay, ama servace-ka aad bixinaysid, oo aad si toos ah xiriir idiin kala dhaxaynaayo adiga iyo macaamiishaada.
4: Affiliate Marketing
Waa inaad samaysid lifaaqyo ama link-yo kala duwan oo dad influencer ah aad adeegsatid link-yadaadan aad u dhiibtid iyaguna ay badeecadaada u bandhigaan dadka audience-ga u ah, ama daawadayaashooda.Sannadkii la soo dhaafay ee 2022-dii shirkada Google oo aad wada taqaanaan waxay xayaysiiska ka samaysay 146B (boqol iyo afartan iyo lix bilyan oo doollar)
Sidoo kale shirkada Facebook oo aan wada isticmaalno waxay xayaysiiska ugu badan ay ka samaysay %97 dakhligeeda, 86B (sideetan iyo lix bilyan oo doollar) ayaa ka soo galay lacagta xayaysiiska loo yaqaan. Hadaba xayaysiiskaas oo dhana ayaa waxa uu ku shaqeeyaa qaabka loo yaqaan Digital Marketing amase intrnet-ka gudihiisa, waxaana insha'Allah maqaalkaan ku lafa guri doonaan waxa loo yaqaan Digital Marketing, sidoo kale walaalayaal waxaanu rabnaa inaan qeexno waxa loo baahan yahay inaad barato, ama aad samaysid si'aad fursadaan uga faa'idaysatid, iyo sidoo kale baahida wayn ee ay ganacsiyadeenu u qabaan.
Dijital Marketing-ku Waa nooc kamoda suuqgaynta waxa loo yaqaan, kaas oo lagu sameeyo internet-ka gudihiisa, sidoo kale xayaysiiskan onlin-ka ahi waxa uu ka duwanyahay noocii hore ee traditional Marketin-ka ahaa amase noocii waayadii hore wax loo xayaysiin jiray, sida jaraa'idada, boorarka gidaarada lagu dhajin jiray, iyo idaacadaha. Intaas maraka laga yimaado suuqaan dhowr nooc buu u kala baxaa qaybta koowaad waa
1: Search engine oo ah meelaha wax laga baaro, sida Google, Youtube, ama Facebook, waxaa kalaa kamida
2: Social media marketing
Social marketing waa inaad meelaha dadku ku kulanto sida Instgram, linkdln, iyo website-yada oo qofku intuu website ganacsigiisa u samaysto oo uu soo galiyo waxa loo yaqaano content creation oo uu ku daabaco xogag kala duwan xogahaas oo hadhow laga helaayo waxa loo yaqaano SEO ( search ingine optimation ) oo loo diyaariyo qofka markaas badeecada raadinaya inuu xogtaa uu ka helo internet-ka.
3: Email marketing
Email marketing waxa weeye inaad haysatid boqolaal email oo kala duwan oo ah dadka macaamiishaada ah, oo aad ugu bandhigtid waxyaalaha aad badeecadaha soo kordisay, ama servace-ka aad bixinaysid, oo aad si toos ah xiriir idiin kala dhaxaynaayo adiga iyo macaamiishaada.
4: Affiliate Marketing
Waa inaad samaysid lifaaqyo ama link-yo kala duwan oo dad influencer ah aad adeegsatid link-yadaadan aad u dhiibtid iyaguna ay badeecadaada u bandhigaan dadka audience-ga u ah, ama daawadayaashooda.